Taliska Booliska Soomaaliyeed” Muqdisho waxa aan ka bilaabaynaa howlgalo Amaanka lagu xaqiijinayo
Taliska Booliska Soomaaliyeed Ee Dowlada KMG ah ayaa Sheegay inay Magaalada Muqdisho ka bilaabayaan howlgalo Amaanka lagu Xaqiijinayo. Kadib markii maalin kahor uu war Saxaafadeed ka soo baxay…
Aqoon Iswaydaarsi ku Saabsan Gudniinka Fircooniga ah oo lagu Qabtay Qardho
Aqoon iswaydaarsigan oo ka dhacay hoolka cusbitaalka guud ee magaalada Qardho ayaa waxa soo qabanqaabiyay shabakada haweenka degmada Qardho ee Garwo Net oo ay wada shaqayn leeyihiin ururka…
Madaxweyneha Soomaaliya Ayaa U Duuley Dalka Burundi
Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta (Isniin) u duuley…
Taliska Booliska Soomaaliyeed” Muqdisho waxa aan ka bilaabaynaa howlgalo Amaanka lagu xaqiijinayo
Taliska Booliska Soomaaliyeed Ee Dowlada KMG ah ayaa Sheegay inay Magaalada Muqdisho ka bilaabayaan howlgalo…
Madaxwene Shariif “”Fowdadii iyo burburkii Dowlad la’aanta waxay keentay in qof walba ku takri falo hantidii Qaran
Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo shalay shirjaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isagoona…
Maxamed Dheere “Madaxweynaha markuu leeyahay Xaafaduhu ha is abaabulaan saas shaqadiisa ma ahan nabadna kuma imaaneyso
Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) ayaa dhaliilay qaabka loo wajahayo nabad ku…
Libya: Wadahadal Dhexmaray Xukuumadda Qaddafi Iyo Mucaaradka?
Ergo ka socota mucaaradka Liibiya dagaalka ka wada iyo xukuumadda Mucamar al-Gaddafi ayaa shalay (Axad)…
Qof Shacab ah oo lagu dilay Bosaso
Kooxo hubaysan ayaa Salaadii makhrib ku dilay gudaha magaalada Bosaso e xarunta ganacsiga Puntland qof…

Recent Comments